Haddii aad ku jawaabtay HAA 4ta su’aalood ee kore oo aad soo gudbisay codsiga u fududeynta suuro galka ah LAAKIIN uu diido kireystahaaga inuu isbedel sameeyo, waxaa loo qaadan karaa in heyb sooc lagugu sameeyey.
Dakhligoodu yahay, dadka da'da iyo naafada ah ee Minnesota, ka wac xafiiska gargaarka sharciyada (legal aid) ee deegaankaaga 1-(877) 696-6529.
Ama ka eeg caawimaad barnaamijyadda kale ku jira barta: www.lawhelpmn.org/so/providers-and-clinics.
Waxa kale oo aad caawinaad weydiisan kartaa hay’adaha dawladda ee looga dacwoodo sharciyada heyb sooca guryaha Lacag la'aan ayey baaritaanka ku sameynayaan.
MN Department of Human Rights
(Waaxda Xuquuqda Aadanaha ee Minnesota)
Griggs Midway Building
540 Fairview Ave North, Suite 201
St. Paul, MN 55104
Telefoonka: (651) 539-1100 or 1(800) 657 3704
MN Department of Human Rights – St Cloud
(Waaxda Xuquuqda Aadanaha ee Minnesota
City Hall Xafiisyada Magaalada)
400 Second St South
St. Cloud, MN 56301
Telefoonka: (320) 407-8288
MN Relay (dadka maqalku ku adag yahay): 711 ama 1(800) 627-3529
Labada xafiisba:
Khadka Gargaarka Heybsooca: 1 (833) 454-0148
Iimeylka ee: info.mdhr@state.mn.us
www.mn.gov/mdhr/
Housing and Urban Development (HUD)
Minneapolis Field Office
212 Third Ave South, Suite 150
Minneapolis MN 55401
Telefoonka: (612) 370-3000
Housing and Urban Development (HUD):
(Waaxda Guryaha iyo Horumarinta Magaalooyinka)
Ralph Metcalfe Federal Building
77 West Jackson Boulevard, Suite 2600
Chicago, IL 60604-3507
Telefoonka: (800) 669-9777
Labada xafiisba: www.hud.gov
Wax kasta oo aad sameyso, dhaqso ugu dhaqaaq. Xaaladaha qaarkood, waxa aad u baahan tahay in aad cabasho ama dacwadaada soo gudbiso 1 ama mararka qaarkood 2 sano gudahood.