Guri ka Saarida

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
07/2024

Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa guri ka saaritaanada, waxa la sameeyo haddii laguu keeno ogaysiis guri ka saarida ah, difaacyada guud ee la isku difaaco, iyo waxa dhici haddii maxkamad lagaaga adkaato.

If you get a Summons and Complaint

Difaacyada Badanaa loo Isticmaalo Guriga ka Saaritaanada

Hadii Maxkamada lagaaga Gar helo