Barnaamijka Lacagbixinta Shaqaalaha Safka Hore (Frontline Worker Pay Program)
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
09/2022
Si loogu mahadceliyo dadka Reer Minisoota ee ka shaqeynayay safka hore xilligii xaaladaha degdegga ahaa ee COVID-19, Badhasaabka Tim Walz wuxu Lacagbixinta Shaqaalaha Safka Hore ka dhigay sharci 29-kii Abriil, 2022, taas oo Shaqaalaha Safka Hore u sahleysa inay codsadaan Lacagta Shaqaalaha Safka Hore. Taariikhda codsigu waa min 8-da Juun illaa 22-ka Luulyo, 2022. Hadda codso.
Booqashada barta