Haddii lagugu helo inaad geysatay dambi khaa’inimo ah si aad u hesho cayr, waxa aad waayi kartaa manfacyada, hadii lagugu helo dambi, xabsi ama ganaax labadaba waa aad qaabilaysaa.
Haddii dacwada (ADH) ku ay go’aamiso inaad geysatay musuqmaasuq, waa inaad dib u bixisaa manfacyaddii aad heshay. Waxaa kale oo aad waayi kartaa manfacyada muddo 1-sanno ah marka ugu horeeysa ee aad xadgudub sameyso, 2-sanno marka labaad ee aad xadgudub sameyso, si ramsi ah ayaa laguugu diid manfacyada kolka sedexaad ee aad xadgudub sameyso. Arrintani waa mid dhab ah xataa haddii aad ku jirto barnaamij weecinta ah ama xukun ku qaadid la’aan ay maxkamadi amartay ama xabsi dowlo.