Qolada Guriga aan uga jiraa ma soo geli kartaa Gurigayga? - Xaqqa uu u Leeyahay Kiraystahu Xafidnaanta

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa kolka iyo sidda ay qolada aad guriga uga jirtaa ku soo geli karto gurigaaga iyo waxa la sameeyo haddii golada guriga aad uga jirtaa ay ku xadgudbto xaqqa aad u leedahay xafidnaanta.