Sunta Rinjiga Ka Dhalata Iyo Xuquuqda Kireystaha

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa maarta rinjiyada ku jirta iyo xaquuqdaada adiga oo kirayste ah hadii gurigaagu uu leeyahay sunta maarta rinjiyada.