Sharciguwaxauudhigayaa in kireeyuhusameeyoisbedelkasuurogalka ah, sharciyadaiyonidaamka u dagsanayaa u ogolaanaya in dadkanaafadaahguryahooda si raaxo leg ugunoolaadaan. Laakiinisbedelkaaswaainuunoqdaa “midsuurogal ah.”
Bedelitaankuwaa wax macquulahhaddii:
uulagamamaarmaanyahay,
aysanuga bixin lacag ama khayraadyo kale mulkiilaha,
uusan u geysanisbedelaasaasi ah noocaganacsigaeemulkiilaha.
Maria waxa uu jegeeda SSI soo gaaraa 3da bil kasta. Iyadu gacanta kuma heyso marka uu jeegeeda soo gaarayo. Maria waxa SSI loo siiyaa naafanimo darteed. Kireeyuhu waxa uu ka qaadaa lacagta la daahitaanka qof kasta oo lacagta kirada bixiya wixii ka dambeeya 1da bisha. Si ay Maria u hesho u fududeynta suurogalka ah waxa ay kireeyaha weydiisatay inuu u ogolaado bixinta kirtada ilaa 5ta bil kasta. Waxa kale oo ay ka codsatay in aan lacagta daahitaanka laga qaadin haddii ay kirada la dhaafin 5ta bisha. Kireeyuhu waa inuu ogolaadaa codsiga u fududeynta ee suurogalka ah.
Betty dhawaanta ayaa waxaa laga helay cudurka isku buuqa. Ka hor intii aan xanuunka laga helin, shaqada ayey ka maqneyd dhawr jeer sababo la xiriira xanuunkeeda. Shaqada oo aysan ku wanaagsaneyn darteed, Betty waa laga eryay shaqada, mana awoodin bixinta kirada. Hadda waxaa diiwaanka ugu jira in guriga laga saaray.
Betty waxa ay raadineysaa hoy cusub. Waxa ay codsatay guri uu sharciga aanu goleyn in laga kireeyo qof horey guri looga saaray. Betty waxa ay weydiisan kartaa “u fududeynta suurogal ah.” Waxa ay kireeyaha weydiisan kartaa in sharciga wax looga bedelo maadaama guriga laga saaray ay u sabab aheyd xanuunka dhimirka ee ku dhacay.
Laakiin Betty waainaysiisomulkiilahagurigawuxuunhubaal ah oo ah inay u hogaansamaysoheshiiska (lease) aynabixindoontokiradeedamustaqbalka. Kuwaasiwaxa ay noqonkaraanwaxyaabahasiddacadeyn ah in ay kuxakamayndoontocudurkeedadhimirkadaawo. Ama warqaduusooqorayqofkamadaxda u ah iyaddaoosheegaysainaytahayqof la iskuhalaynkaroaysana wax badanshaqada ka maqnaan. Waxaykalookubaaqikartaainaydhigtolacagdabaaji ah oodheeri ah.
Haddii aad dooneyso in aad weydiisato u fududeynta suurogalka ah, haddii ay suurogal tahay waa in aad:
Codsigaaga qoraal ahaan ku soo gudbi oo nuqul (koobi) ka reebo.
Ku lifaaq wixii qoraal ah ama warqado ah oo tixraac ah oo aad ku cadeynta karto oo taageeraya codsigaaga.
Marka aad weydiisato u fududeynta suurogalka ah, kireeyaha ayey ku xiran tahay inuu ogolaado ama cadeeyo sababta aysan xiriir ula laheyn naafanimo.
Xusuusnoow, ma jirto jawaaab sax ah ama khalad ah su’aasha ku saabsan u fududeynta suurogalka ah. Ka fikir waxyaabaha aad weydiisan karto oo kireeyuhu ogolaan karo si aad guri u hesho ama u heysato. Waxaa lagaa doonayo in aad hal abuur la timaado.
Haddii aad ku jawaabtay HAA 4ta su’aalood ee kore oo aad soo gudbisay codsiga u fududeynta suuro galka ah LAAKIIN uu diido kireystahaaga inuu isbedel sameeyo, waxaa loo qaadan karaa in heyb sooc lagugu sameeyey.
Dakhligoodu yahay, dadka da'da iyo naafada ah ee Minnesota, ka wac xafiiska gargaarka sharciyada (legal aid) ee deegaankaaga 1-(877) 696-6529.
Waxa kale oo aad caawinaad weydiisan kartaa hay’adaha dawladda ee looga dacwoodo sharciyada heyb sooca guryaha Lacag la'aan ayey baaritaanka ku sameynayaan.
MN Department of Human Rights (Waaxda Xuquuqda Aadanaha ee Minnesota) Griggs Midway Building 540 Fairview Ave North, Suite 201 St. Paul, MN 55104
Telefoonka: (651) 539-1100 or 1(800) 657 3704
MN Department of Human Rights – St Cloud (Waaxda Xuquuqda Aadanaha ee Minnesota City Hall Xafiisyada Magaalada) 400 Second St South St. Cloud, MN 56301
Telefoonka: (320) 407-8288
MN Relay (dadka maqalku ku adag yahay): 711 ama 1(800) 627-3529
Housing and Urban Development (HUD) Minneapolis Field Office 212 Third Ave South, Suite 150 Minneapolis MN 55401
Telefoonka: (612) 370-3000
Housing and Urban Development (HUD): (Waaxda Guryaha iyo Horumarinta Magaalooyinka) Ralph Metcalfe Federal Building 77 West Jackson Boulevard, Suite 2600 Chicago, IL 60604-3507 Telefoonka: (800) 669-9777