U Fududeynta Suuro Galka Ah: Ma Dooneysaa In Kireystuhu Sameeyo Isbedel Waayo Waxa Aad Tahay Qof Naafo Ah

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
04/2024

Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa waxa ay yihiin waxa la yiraa maciinada macquulka ah, sida lagu dalbado, iyo waxa la sameeyo haddii mulkiilaha gurigaagu uu yiraa maya.