Xabsi Ma Ku Geli Karaa Haddii Aanan Bixin Amaahda

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
09/2024

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa xirida lagu xiro iyadoo sababtu tahay lacag lagugu leeyahay awgeed, ma kugu dhici kartaa taas adiga iyo waxa la sameeyo haddii ay kugu dhacdo.