Waa qorshe qoran oo sheega waxyaabaha aad sameyn doonto:
- si aad diyaar ugu noqoto shaqo,
- shaqo aad u hesho
- aadna shaqadaa aad uu haysato
Waxa aad leedahay xaquuq ah inaad agaato waxa ku jira EP. La taliyahaaga dhanka shaqada waa inuu kaa caawiyaa inaad codsato gargaarada haynta ilmaha iyo in lagaa caawiyo gaadiidka, sida kaararka shidaalka ama baasaska lagu raaco.
Qoyska labada waalid leh, hal waalid oo haysta ilmo jira 12-bilood ama ka yar waxaa dhici karta in laga reebo inuu lahaado qorshaha (EP), laakiin hal mar uun cimrigiisa oo dhan.