Xuquuqaha aad ku Leedahay Waalidka iyo Ilaaliyaha

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
08/2024

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa ay tahay in waalidiintu ama mus’uuliyiintu ay sameeyaan si ay kuu daryeelaan iyo nidaamyada ay tahay inaad u hogaansanto.