Lacagta Canshuurta Uga Soo Noqota Dadka Dakhliga Yar

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
02/2025

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa noocyada kala duwan ee lacagaha canshuurta la isugu soo celiyo iyo sidda lagu helo.  

Xogta aruursan ee warqadani waxa ay quseeysaa uun canshuurta sannadka 2024. Canshuur-celinta waa in la xareystaa ugu dambayn bisha Abriil 15th, 2025

Lacagta ka soo Noqota Canshuurta-celinta Dowlada dhexe

Lacagaha La Isu soo Celiyo Ama La Iska Jaro ee Minnesota

Hadii aadan wali Xareysan Canshuurtii, Xareyso Iminka!