Sidda Lagu Codsado Laysinkaaga Darawalka ee Minnesota (Laysinka Darwaladda ee Cid Walba la Siinayo)

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda lagu qaado laysinka darawaladda ee MN marka ugu horeeysa. Waxay kaloo quseeysaa dadka haysta laysinka darawaladda ee wadamadda ajnabiga ah laakiin raba inay qaataan kan MN.

Tag Rugta DVS

Kolka Aad Hesho Barmidkaaga

Dib ugu Noqo Rugta DVS