Dhalashada Muwaadinimada Mareykanka (U.S.) Cadeynta Muwaadinimada Ilmahaaga

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
03/2025

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa qoraaladda ilmahaagu uu u baahan yahay si loo cadeeyo inuu yahay muwaadin Mareykan (US) ah, iyo sidda lagu helo qoraaladdaa.

Qaar badan oo ka mid ah foomamka USCIS waa ay isbedelayaan iminka! Ka eeg shabakada (USCIS website) si aad u hubiso in aad isticmaalayso foomkii ugu dambeeyey ka hor inta aadan waxba u dirin. Haddii aad u dirto foom khalad ah waxaa dhici karta inaad wax walba dib u bilowdo!

Dalbashada warqadda dhalashada (N-600)

U Dalbida Dal-ku-Gal (Passport) Ilmahaaga