Sidda Lagu Helo Ogolaansho looga Shaqeyn karo Minnesota

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
03/2025
Eegida ama daabicida dukumiintiyada

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda lagu helo ogolaansho si  looga shaqeeyo Minnesota. Arintan waxaa la yiraa dalbashada “warqad shaqo.” Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay kuu sheegtaa:

  • Cidda sidda Sharciga ah uga shaqeysan karta Minnesota
     
  • Waxa loo ogol yahay shaqooyinku inay wax kaa waydiin karaan 
     
  • Talaabooyinka lagu codsado ruqso shaqo
     
  • Talooyin ku saabsan buuxinta foomka warqadda shaqadda
     

Qaar badan oo ka mid ah foomamka USCIS waa ay isbedelayaan iminka! Ka eeg shabakada (USCIS website) si aad u hubiso in aad isticmaalayso foomkii ugu dambeeyey ka hor inta aadan waxba u dirin. Haddii aad u dirto foom khalad ah waxaa dhici karta inaad wax walba dib u bilowdo!

Warqadan xogta aruursan ah waxaa sameeyey iskaashiyo dhexmaray hay’adaha Immigrant Law Center of Minnesota, Mid-Minnesota Legal Aid, Southern Minnesota Regional Legal Services, The Advocates for Human Rights, iyo the Volunteer Lawyers Network. Waxaana gargaaray maalgeliyey laga helay Waaxda Adeegyadda Bulshadda ee Gobolka Minnesota (State of Minnesota Department of Human Services).

Cidee Shaqeyn karta

Talaabooyinka lagu Codsado

Sidda lagu Buuxiyo Foomka I-765