Sidda loogu wareejiyo dacwo qaadidaada laanta socdaalka (immigration) maxkamad kale (Bedelid Goobta)

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
01/2025

Warqadan xogta arursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda loogu wareejiyo qaadidaada dacwadda laanta socdaalka maxkamad kale. Tan waxaa kaloo loogu yeeraa “bedelida goobta.” KAAMA ay caawinayso tani u soo sheegida bedelida ciwaanka maxkamadda. Waa khasab inaad taa sameyso haddii aad guurto. Barta LawHelpMN waxa ku jira xog aruursan si ay kaaga caawiso soo sheegida ciwaan bedelida. Gal barta: Reporting a Change of Address to the Immigration Court.

Warqadan xogta aruursan ah waxaa sameeyey iskaashiyo dhexmaray hay’adaha Immigrant Law Center of Minnesota, Mid-Minnesota Legal Aid, Southern Minnesota Regional Legal Services, The Advocates for Human Rights, iyo the Volunteer Lawyers Network. Waxaana gargaaray maalgeliyey laga helay Waaxda Adeegyadda Bulshadda ee Gobolka Minnesota (State of Minnesota Department of Human Services).

Go’aansiga Bedelida Goobta

Nidaamka Bedelida Goobta Maxkamada