After you're done reading this page, take a short quiz to test what you've learned!
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka jawaabtaa su’aalaha ku saabsan dardaaranadda, sidda loo sameeyo, haddii aad u baahan tahay mid iyo sidda hantida loo qaybiyo la’aanta dardaaran.
Dardaarankuwaauusheegaawaxaaadrabo in lagayeelolacagtaaddaiyohantidaadda ka dib kolkaaadgeeriyooto. Dardaarankaagawaxaadkudaraysaaqofaaddoonaysidinuuhantidaadasidaaaddoonaysid u maamulo ama u qaybiyo. Qofkaawaxaalooguyeeraaqofkiiadigawakiilkakaaahaa, hadiiaadanadiguqofmagacaabinMaxkamaddaDhaxalkaayaaqofkuumagacaabaysa. Qofkawakiilkakaa ah mararkaqaarkoodwaxaalooguyeeraahawlfuliye. Akhrixogtankooban, Su’aalaha Ku Saabsan Dhaxalka.
Haddiiaadgeeriyootodardaaranla’aan, waxaajirasharciyogobolkuleeyahayoodhigasiddalacagtaaddaiyohantidaadda loo qaybinayo. Qoyskaagaayaa loo qaybinayaaniyadoo la raacayosidasharcigagobolkudhigayo.Xilahaagaiyoilmahaagaayaauguhoreeyaciddadhaxalkaaga la siinayo. Haddiiaadanlahaynxilo ama ilmo, waxaa la siinhantidaaddaxigtadaadda kale.
Dadkaqaarkiiwaxa ay kawalwalaan in dowladdu ay qaadanlacagtoodaiyohantidoodahaddii ay geeriyoodaaniyagoondardaarmin. Inayarrintanidhacdaaaadayay u yartahay. Gobolkuwuxuuhantidaadaqaadankaraakeliyahadii:
Haddiiaadgeeriyootohantidduna ay magacaagakaliyakuqorantahay, iyo
Hadii uuna jirin qof nool oo aad dhalasho wadaagtaan ama dad aad soo korsateen oo sidaa aad qaraabo ku noqoteen
Dardaaran ayaad u baahan tahay hadii aad doonaysid:
inaadugatagtoxooloqofaadxiriir la leedahayooaydaanisqabin
inaadugatagoxoolosaaxiib ama sadaqeysiintiiaadxigtaddaugatagi lahayd
inaadugatagto in ka badankala bar oo bar lacagtaaddaiyohantidaaddailmahaagauuxilohorekuudhalay (haddiiaaddib u guursadatay)
inaad wax walbaugatagtodadaandhaxalkaagawaxba ka helilahayn, ama ka helilahaa wax ka yarintaaadrabtoinay ka helaan, sidda ay dhigayaansharciyaddagobolkaeekusaabsanqaybintahantiddu. Waxaajirajadwalka dhaxalka ee MNkaasoo laga helayobartainternetkaeexeerilaaliyahaguudeegobolka MN jadwalkaniwuxuutusayaa sida sharcigagobolkudhaxalka u qaybiyay.
Aad doonaysidinaadalaabooyincayimansiisid dad gaar ah
Inaadqofdhaxalkaaga wax kulemarkasharcigagobolka la fiiriyoaadqadisid
aaduguqaybisolacagtaaddaiyohantidaadda si aansinaanahaynciddadhaxalkaagaleh
Inaad ilmo aan qaan gaadh ahayn u magacawdid qofka mas’uulka ka noqonaya
inaad ka hor tagtid in qoyskaagu dhexdiisu hantida ku dagaalamaan
Aadan haysanhantidhuliyoguryo ah oomagacaagakeliya ahi kuqoranyahay. Hantidda ma guurtadda ah eeaadhayso ha noqoto mid aadadiguleedahay ama mid aadcid la leedahayoo ay tahayinaadlahaadointaaadnooshahay, ama amaaneyn ah.
Aad haysatid hanti dhul iyo guryo ah oo magacaga keliya ahi ku qoran yahay, laakiin aad magacawday hal qof ama ka badan oo hantidaada lagu wareejinayo hadii aad geeriyootid kuwaas oo aad ka diiwaaangashan xafiiska hantida ma guurtada ah ee degmada. Akhri xogtan kooban halkan ka gal Wareejinta Hantida Geerida Ka Dib.
Haddiiaadleedahaydhaxlayaallagumagacaabayakoonkaaga, siddaakoonaddabangiyadda, lacagtakujirtasuuqasaamiyaddagada, ama akoonaddalacagtaqofkumarkiiuuhawlgabnoqdoinuu helo loogutalagay.
Aadanlahaynwaxdhul ah ama guryo ah oomagacaagakeliyaahikuqoranyahay isla markaanawarqaddamulkiyaddaeehantidaadanauunakuqorayiyoakoonadda (qof kudhaxlayaa) qiimahahantidaadunatahay $75,000 ama kayartahay. Haddii ay saatahay, qoyskuwaxauuadeegsankaraawarqaddadhaarta (affidavit) si u helaan in akoonaddamagacyadoodalaguqoroiyadoon la taginmaxkamaddadhaxalka. Eegwarqadayadaxogtaaruursan ah Su’aalaha Ku Saabsan Dhaxalka.
Hadiiaadrabtoinaadlacagiyohantiugatagtoxigtaddaiyadoo la raacayo sida sharcigu u kalahormariyoxigtadda (a table of MN heirship). Tusaale, hadiihooyoninkeediidhintayoolabacaruur ah haystaa ay geeriyootosharcigagobolkulabadailmoodsi is le’egayuuuguqaybinayaahantida. Hadaymarkahooyadudoonayso in sidaacaruurta wax looguqaybiyoumabaahnainaydardaaranqorto, laakiinwaxaa loo baahanayaa in maxkamaddadhaxalku ay soodhexgasho.
Qofkaaadwakiilataywuxuuilaalinayaahantidaadainta ay biilkaagabixinayaan. Ka dibkolkalacagtalagabixiyokharashaadkaaga, waxa ay siiyaanlacagtaaddaiyohantidaaddadadkalagumagacaabaydardaaranka. Sidoo kale waxayhubinayaansidiiloohelilahaalacagtacaymiskiinoloshaeedkujirtayiyolacagtaadiihawlgabka la siinayay. Wakiilnimaduwaashaqoaadmuhiim u ah. Hubi in qofkaaaddoonaysidinaadwakiilataainuu rabo inuuhawshanqabtoiyo in kale.
ayaago’aamisa in dardaarankuuusharciyahayiyo in kale,
ayaaxukuntamuranaddakusaabsandardaaranadda, iyo
soosaaridaamaraddalagubedelayociddakuqoranhantidda ma guurtada ah, gawaarida, iyohantidda kale eelehwarqadahamulkiilaha.
Hadii aadandardaarankaagakudarinqofwakiilkaa ah maxkamaddaayaawakiilkuumagacaabaysa. Hadii hantidaadaqiimaheedu ka hooseeyo $75,000 waxaalagayaabaa in dardaarankaaguaanu u baahnayninuusoomaromaxkamaddadhaxalka. Akhrixogtankooban, Su’aalaha Ku Saabsan Dhaxalka.
Waxaaad ka helikartaafoomfududqaar ka mid ah goobahalagugadoalaabtaxafiisyada, khadka (online) ka, ama buugaiskaa-isu-caawinta. Foomamkaawaxaadhicikartainaykuushaqeeyaanlaakiin la hadal qareensiaad u hubiso in foomkuuukuhaboonyahayxaaladaaddauuna u hogaansamayosharcigagobolka. Waxaadsiddoo kale kaligaaqorankartaadardaaranla’naatafoom.
Waxaajiraxeerar ay tahayinaadraacdosiaadugadhigtodardaaranka mid sharci ah. Xeerarkamidkaugumuhiimsaniwaa in loo baahan in 2 qofoomakhraati ahi ay arkaanadigaoosaxiixayadardaaranka. Iyana waxa ay u baahanyihiininaysaxiixaan. Hadii aysanjirin 2 qofoomakhaarti ahi, dardaarankaagu ma sharciyeysna.Makhraatiyaashuwaainaysannoqoncidlagumagacaabaydardaarankaagawaana in aysannoqoncidqoyskaaga ka mid ah. Makhraatiyaashuwaakhasabinaynoqdaankuwa:
Dardaarankuumabaahna in maxkamadlagadiiwaangeliyomarka la qorokadib, laakiinhubi in la helikarokadibkolkaaadgeeriyooto. Waa inaaddhigtidmeelamaan ah. Waxaad u dhiibikartaaqofkaaadwakiilataymaadaamaqofkaniyahayqofaadaamintayooaadhubtidinuudardaarankaagasiduuyahay u fulinayo. Uguyaraanqofkawakiilkaaad ka dhigataywaainuuogyahaymeeshadardaarankalagaheli karo. Hadii aaddhigtayqasnaddagurigakuutaala ama sanduuqaagabangigagaysaywaainaadhubisidinay kala soobixikaraan.
Gobolka Minnesota, maxkamadahadhaxalka ama xafiisyaddamaamulkamaxkamadahaayaadadkadardaaranka u hayo iyagoon khidmad yar ka qaadanaya. [riixxiriirka (link) ka dibnahoos tag iyoqaybtasoohoosgalaysaProbate].Taniwaxa ay la midtahayadigoogelinayasantuukhaamaanka ah eealaabta la gashado.
Xilliganololshaaddiioodhan, haddiimaxkamaddu ay haysaydardaaranka, waxaakaliyaooadiga ama qof aad u siisayogolaashahainuu hayo la siinkaraahaddiicodsiqoraal ah la keeno.
Mas’uul ay maxkamaddumagacowday ama hantimaamuleayaaeegi kara dardaaranka qof mas’uulkalagayahay ama hantidiisa la maamulo.
Haddiiaad u dhiibtodardaarnkaagamaxkamadda, maxkamadduwaxa ay siisaadardaarankaqolyahadhaxalkaagakushuqulkalehkolkaaadgeeriyooto.
Hadii qareen kaa caawiyay qoritaanka dardaarankaaga, waxaa laga yaabaa inay kuu soo bandhigaan inay kuu hayaan dardaaranka. Marka hadii qareenku kuu hayo waa in qoyskaaga iyo qofka wakiilka kuu ahiba ay ogyihiin in qareenku dardaarankaagii hayo.