“TLR” Xadidaadaha Waqtiga SNAP La Qaadan Karo ee Dadka Waaweyn ee kaligood ah oo aan cid Kale Mas’uul ka ahayn (Horey loogu aqoon jiray ABAWDs)

Waxaa qoray
Education for Justice
Ogow: Xadidaadahii waqtiga SNAP waxay dib u bilowdeen bishii Luulyo 1, 2023. 
DIGTOONI  (FEEJIGNAAN)!!
Haddii aad hadda tahay hoy la'aan ama halgamaa, waxa aad heli kartaa cuntadda cayrta (food stamps) iyadoo lahayn waqti xadidaad ah. U sheeg xafiiska deegaankaaga ee degmadda haddii aad noqoto hoy la'aan ama aad tahay halgamaa.