Waxa La Fili Marka Kuugu Horeeysa ee aad Tagto Maxkamadda Muhaajiriinta (Immigration) ee Minnesota

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
10/2024

Warqaddan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa la sameeyo ka hor qaadida dacwo maxkamad muhaajirnimo (immigration) iyo waxa la fili kolka aad tagto maxkamadda. KAAMA ay caawinayso maxkamaddu inaad buuxiso foomam ama aad dalbato ogolaansho aad ku shaqeyso. MA ay hayso akhbaar ku saabsan magangelyo, noocyo kala duwan oo fiisooyin (visas) ah, ama barnaamijyo kale. Maktabada iskaa-isu-caawinta ee LawHelpMN waxa ay ku haysaa xog aruursan oo ku saabsan mowduucyaddaa barta LawHelpMN.

Warqadan xogta aruursan ah waxaa sameeyey iskaashiyo dhexmaray hay’adaha Immigrant Law Center of Minnesota, Mid-Minnesota Legal Aid, Southern Minnesota Regional Legal Services, The Advocates for Human Rights, iyo the Volunteer Lawyers Network. Waxaana gargaaray maalgeliyey laga helay Waaxda Adeegyadda Bulshadda ee Gobolka Minnesota (State of Minnesota Department of Human Services).

Eeg Haddii aad Dacwo Qaadid Leedahay

Ka Hor Qaadida Dacwadaadda

Maalinta Qaadida Dacwadaada: Waxa La Fili

Ka Dib Qaadida Dacwada Hore