Sidda loo Codsado Martabadda Ilaalinta ku meel Gaarka ah

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
03/2025
Eegida ama daabicida dukumiintiyada

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ka hadashaa sharci muddo yar ah oo laanta socdaalku bixiso (immigration) oo la yiraa marka la soo gaabiyo (TPS). Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay kuu sheegaysaa:  

  • Cidda codsan karta martabadda ilaalinta ku meelgaarka ah;
  • Waxa aad sameyn karto haddii aad hesho martabada ku meelgaarka ah;
  • Talaabooyinka lagu dalbado martabadda ilaalinta ku meelgaarka ah. 
     

Qaar badan oo ka mid ah foomamka USCIS waa ay isbedelayaan iminka! Ka eeg shabakada (USCIS website) si aad u hubiso in aad isticmaalayso foomkii ugu dambeeyey ka hor inta aadan waxba u dirin. Haddii aad u dirto foom khalad ah waxaa dhici karta inaad wax walba dib u bilowdo!

Warqadan xogta aruursan ah waxaa sameeyey iskaashiyo dhexmaray hay’adaha Immigrant Law Center of Minnesota, Mid-Minnesota Legal Aid, Southern Minnesota Regional Legal Services, The Advocates for Human Rights, iyo the Volunteer Lawyers Network. Waxaana gargaaray maalgeliyey laga helay Waaxda Adeegyadda Bulshadda ee Gobolka Minnesota (State of Minnesota Department of Human Services).

Ciddee ayaa heli karta sharciga la yiraa TPS

Talaabooyinka Lagu Codsado